Maxaa ka soo baxay kulan RW Khayre la qaatay hay’adaha amniga iyo Garsoorka? (Daawo Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa xarunta taliska booliiska Soomaaliyeed kula shiray wasiirka amniga, dhammaan hay’adaha garsoorka, guddoomiyaha maxkamadda sare, xeer ilaalinta, garyaqaanka, guddoomiyaha gobalka Banaadir, taliyaha ciidanka Asluubta iyo dhammaan taliyaasha cadaaladda iyo garsoorka, taliyaha booliiska Soomaaliyeed iyo taliyaha booliiska gobalka Banaadir. Shirkaan oo billaaw u ah kulamo bille ah … Continue reading Maxaa ka soo baxay kulan RW Khayre la qaatay hay’adaha amniga iyo Garsoorka? (Daawo Sawirro)